Home arrow News in Somali
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:19
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 24 2008
Dowladda oo Joojisay Dajinta Markab Siday Raashin
Written by Ali Moallim   
Thursday, 24 July 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)- Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka warbixisay markabkii waday raashinka dhacay ee maalin ka hor lagu qabtay Dekeda caalamiga ah ee Magaalada Muqdisho.

 

Wasiirka gaadiidka cirka iyo dhulkaMaxamed Ibraahim Xaabsade oo la hadlay warbaahinta Muqdisho isaga oo ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in ay ka warqabeen ka hor intii uusan soo xeran Markabka in uu waday shixnado raashin ah oo dhacsan.

 

Mr Xaabsade waxaa uu tilmaamay in ay warbixin ka heleenr 15 maalmood ka hor Safiirka Dowladda Federaalka u fadhiya Dalka isu taga Imaaraadka Carabta, kaasoo ku wargeliyey in Markabka uu wado Bariis dhacay oo Ganacsato Soomaali ah laga iibin rabo sida uu sheegay Xaabsade.

 

“Markabka waxaa uu ahaa Markab ay saaraayeen Bariis dhacay waxaana warkiisa helnay ka hor inta uusan kasoo shiraacan Dalka Imaaraadka waxaan amray in aanan lala hadlin ilaa uu ka soo xiranayo si ay inoogu suurtowdo in aan gacanta ugu dhigno taasina waan ku guuleysanay” ayuu yiri Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Maxamed Ibraahim Xaabsade.

 

Waxaa kale oo uu sheegay in markabka uu waday ilaa iyo 2 Ton oo Bariis dhacay ah, taasina ay halis gelin karto umada Soomaaliyeed, waxaana uu intaasi ku daray in ganacsatada uu urarnaa ay ku andacoodeen in raashinka uusan aheyn mid dhacay balse uu bada ku qoyay oo kaliy ah.

 

Markabkan oo ku soo xirtay Dekeda Magaalada Muqdisho galabnimadii Talaadada ayaa waxaa howlaha dejinta raashinka lagu bilaabay isla markii uu soo xirtay, laakin waxaa la joojiyey dejinta raashinka 4:00 habeenimo, kadib markii marki uu amar soo saaray Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Nuur Cadde oo ku amray in la joojiyo dejinta Raashinkaas.

 

Raashinka dhacay ayaa caan ka ah in lagu soo daabulo Soomaalia taasina waxaa ay kaga faa'iideestaan ganacsatada Soomaaliyeed nidaam la'aanta ka jirto Soomaalia mudada 18-ka sano.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >